Wednesday, May 23, 2018
Wardheer News

Dibumilicsiga kaydka WDN: Af Soomaaliga iyo dhibaatooyinka la soo gudboonaaday

Waxaan jecelnahay dhegeystayaash Raadiyo Wardheer in aan halkan ugu soo gudbino barnaamijka Raadraac oo bishii Febraayo 2011kii laga baahiyay RW, aanan kaga hadalnay dhibaatada haysata Aka Soomaaliga xilligan. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay idinlana socodsiinaya Khaliil Cabdiraxmaan. Hoos ka dhegeyso barnaamijka.

Dagaal ka bilowday Tukaraq

Garoowe (WDN)- Wararka naga soo gaadhaya Garoowe, ayaa sheegaya in iska-horimaad xooggan uu ka dhacay barqadii maanta deegaanka Tukaraq, ee gobolka Sool. Dagaalkaas oo u dhaxeeya ciidamada labada maamul ee Soomaaliland iyo Puntland. Wali ma cadda  khasaaraha uu sababay iska … Continued

Somaliland: Dacwaddo khatar ku ah xoriyadda hadalka

Nairobi, – Dembi ku oogidda ay Somaliland dhawaanahan kula kacaysay dadka ka hadla arimaha xasaasiga ah ayaa khatar weyn ku ah xoriyadda hadalka, sida ay maanta sheegtay hay’adda Human Rights Watch. Waxaa ugu dambeeyay dacwad lagu oogay oday dhaqameed caan … Continued

Dawladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo gaaray Heshiisyo muhiim ah

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, oo ka warbixiyay safarkii Brussels iyo natiiijooyinkii kasoo baxay kulamadii uu la qaatay madaxdii kala duwaneyd iyo shirkii looga hadlayay amniga dalka. Waxuuna sheegay in ay wada galeen dhowr heshiis … Continued

Farriinta Madaxweynaha: Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunta u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. “Waxaan hambalyo halkan uga dirayaa dhammaan shaqaalaha adduunka, gaar ahaan xoogsatada Soomaaliyeed … Continued