Sunday, November 19, 2017
Wardheer News

Dib-u-milicsiga Kaydka WDN: DR. KAYNAAN


W.Q. Saciid Jaamac Xuseen Odhaahda qoraaga: “Sheekadan Dr. Kaynaan oo bishii Abriil, 2010ka lagu daabacay degelka WardheerNews, saaxiibbo si gaar ah aanu isu tixgelinno, ayaa markay akhristeen, u qaatay in daktoorkaasi yahay qof jira oo aan aqoon u leeyahay.  Iyagoo … Continued

TAXANAHA TARJUMAADA AF SOOMAALIGA EE BUUGGA GUBAN: CUTUBKA 5aad

Jaalle Kacaan Qore: Cabdiladiif Cige Tarjume: Boodhari Warsame Maalintii xigtay ayuu Janankii u cid diray odaygii in uu u yimaado. Dabadeed Gacanyarihiisii ayuu u faray reerkii ina’adeerkii, si uu Tusmo u ogeysiiyo in Xoogsade oo laga soo wareejiyay xabsigii ciidammada … Continued

DALKAAN YAA LAHAA OO LOOGU YEERAA?

W/Q Axmed Khaliif Soomaaliya yaa lahaa oo loogu yeeraa? “Dhulkii aan dad lahayn, dadkii aan dhul lahayn baa leh.” waxay ahayd halkudhaggii Yahuudda markii – sanaddihii 1920-48 – ay ku habsadeen Falastiin iyaga oo ka soo qaxayey Yurub (dhul dad leh) oo muddo dheer lagu dhibaateyn jirey. Waqtigaas dadka reer Falastiin ayaa gabey, sababtu … Continued

Masiibo Qaran iyo Hoggaan Fadhiid ah: Qaraxii Muqdisho

WardheerNews Marka dhibaato ku dhacdo dad iyo dal, khaasatan dhinaca amniga, caqligu wuxuu ina siinaya in la is weydiiyo: 1) Maxaa keenay dhibta, ayaa mas’uul ka ah ama ka dambeeyay 2) Sidee ayay ku dhacday 3) Maxaa looga hor tegi … Continued

Gabay: Tacaddi

W/T Xuseen Cabdi Xalane Anoo xaaladda Soomaali ku jirto madaxeyga daalisey in caqligu iga guurane qarka iga saran, ayaa Aw Xirsi oo nin Aftahan ah, oon aan jeclahay isku nimid. Kadibna gabaygan baan gocdey oo ku soo aadey qaraxii dhacay … Continued

Daraawiishta: Milicsi taariikheed

W/Q Cabdikriin Xuseen Hordhac Taariikhdu waa daraaseynta tagtadii si taaganta loo qiimeeyo timaaddadana loo oddoroso tabaabushena loogu yeesho. Taraariikhda Soomaalida in badan oo ka mid ahi, waxa ay ku luntay keydin la’aan, inaha badbaadayna waxa ay ku badbaadeen gacmo shisheeye. … Continued

GEELA: BOQORKA XOOLAHA SOOMAALIDA (Qaybta 2aad)

W.Q: Shaafici Qaasim Nuur Qaybtii koowaad ee qoraalkan waxa aan kaga soo hadallay wax ka mid ah jacaylkii xad-dhaafka ahaa ee Soomaalidii hore geela u qabeen iyo weliba geela ay sidaas u jeclaayeen sida uu u hawsha iyo shiidaadda badnaa. … Continued

Sooyaalkaaga Ilaasho: Qeybtii 3-xaad

W/Q Cabdalla Xaaji Cusmaan Qaybtanna waa tii saddexaad uguna dambaysay ee taxanaha Sooyaalka aan kaga hadlay sida ummadda Soomaaliyeed u xoortay gefkana uga gashay geesiyadii u soo halgamay xorayntooda iyo sida fudud ee cadawgu u sheegtay taariikhda iyo dhulka Soomaalida … Continued

Ababinta iyo Xannaaneynta Ubadka

W.Q. Cabdicasiis Maxamed Shidane Waxaa jira waxyaabo inta badan ay maanta isku khalado bulshadeennu, taasina waxey keentaa in kasmadii iyo nuxurkii sheygaas la xiriiray la marinhabaabiyo. Xannaaneynta Ilmaha iyo Tarbiyeyntoodu (abaabintu), had iyo jeer waa la isku khaldaa. Xannaaneyntu waa … Continued

Iyaba Waa Muslim!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Inta carruurtu barkadda dabbaasha lagu baro ku jiraan, waalidiintuna waxay fadhiistaan jaranjarooyin iyagoo sheedda ka eegaya ilmaha. Soddonka daqiiqo ee ay goobta ku suganyihiin ee ay carruurta sugayaan qofba waxbuu isku maaweeliyaa. Badankoodu waxay ku fooraraan … Continued

GEELA: BOQORKA XOOLAHA SOOMAALIDA

W.Q: Shaafici Qaasim Nuur Geelu waxa uu ka mid yahay afarta maal-adduunyo ee Soomaalidu haysashadooda ku hammiyi jireen. Waxa uu ahaa halbeegga ay ku cabbiri jireen hodantinnimada qofka iyo hantidiisa, ninkii kadin geel ah foofsadaana waxa uu agtooda ka ahaa … Continued